DHAGEYSO:- Jaaliyadaha Beesha Sade ee Mareykanka iyo Yurub oo ka hadlaya sida ay u arkaan xaalada Caabudwaaq

0

Qaar ka mid ah xubnaha ka socda jaaliyadaha Beesha Sade ee Maraykanka iyo qaarada Yurub ee haatan ku sugan Caabudwaaq ayaa ka hadlay sida ay u arkaan xaalada degmada Caabudwaaq iyo colaadaha hada jira.

Waxay sheegeen in loo baahanyahay in leesku duubnaado oo laga wada shaqeeyo horumarinta deegaanada kuyaala waqooyiga gobalka Galgaduud.

HALKAAN KA DHAGEYSO QAAR KA MID AH JAALIYADAHA.