Dhageyso” Kulan looga hadlayay horumarinta adeegyada bulshada oo ka dhacay degmada kaxda

0

Muqdisho, AGGM: Gudoomiyaha Degmada Kaxda Cabdi kaamil Shukri Macalin oo wareysi siiyey Allgalgaduud.com ayaa kahadlay kulan looga hadlayey horumarinta degmadaasi oo ay ka qeyb galeeen qeybaha kala duwan ee bulshada.

gudoomiyaha ayaa tilmaamay in kulanka oo sidoo kale qeyb ay ka ahaayeen masuuliyiin kasocday maamulka gobolka Banaadir looga hadlay sidii degmada looga hirgalin lahaa dhinacyo badan oo ay u baahan yihiin bulshada kunool Kaxda, sida wadooyin loo furo degmadaasi.

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com