DHAGEYSO:- Madaxweyne GAAS “Mooshinkaan wuxuu ka soo horjeedaa in 2016 ay dhacdo doorasho madaxbanaan”

0

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas ayaa ka hadlau qilaafka u dhaxeeya madaxda dowlada federaalka Somaliya wuxuuna ku tilmaamay inuu yahay mid ayaan daro ah.

Cabdiwali gaas ayaa sheegay in mooshinka ka dhan ah R/wasaaraha uu yahay mid la doonayo in dib loogu celiyo Soomaaliya waqti dheer.

Sidoo Kale Gaas ayaa sheegay in mooshinkaan uu qaldayo qorshaha Soomaaliya ee ah in 2016 ay dhacdo doorasho madax banaan oo leesku raacsanyahay.

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com