DHAGEYSO:- Qaabka loo wajahayo dadaalada Nabadeed ee degmada Caabudwaaq ee G/Galgaduud

0

Iyadoo maanta magaalada Caabudwaaq ay gaareen wafdi isugu jira aqoonyahano waxgarad iyo culumo u diin ayaa waxaa lagu wadaa in halkaasi ay ka bilowdaan dadaalo lagu doonayo in lagu dhex dhexaadiyo dhinacyadii ku dagaalamay deegaano ka tirsan waqoojiga gobolka Galgaduud.

Duraan Cali Faray oo ah Afhayeenka gudiga dadaalada nabada wada oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay la kulmi doonaan dhamaanba dhinacyada kala duwan ee dirarta ay u dhaxayso iyo qaybaha bulshada.

HALKAAN KA DHAGEYSO.