DHAGEYSO:- Tarsan “Soomaaliya hal dhib ayaa heesa waana cadaalad daro”

0

Gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamuud Axmed nuur Tarsan ayaa sheegay in Soomaaliya dhibaatada ugu wayn ee eesata ay tahay cadaalad darao.

Wuxuu sheegay Tarsan oo hada furtay Xisbi Siyaasadeed inay cadaalad darida ka jirta Soomaaliya ay gaartay meel saro, wuxuuna sheegay in ay muhiim tahay in loo soo jeesto sidii loo soo celin lahaa cadaalada.

 

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com