DHAGEYSO:- Wararkii ugu danbeeyay DIyaaradaha Kenya oo Gantaalo xoogan la dhacay degmada Jilib ee Jubada Hoose

0

Wararka ka imaanaya gobalka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in diyaaradaha ciidanka kenya ay duqayn xoog leh ka geesteen magaalada Jilib taasi oo saamayn ku yeelatay dadka deegaanka.

Saaakiisha Kenya ayaa dhankooda sheegtay inay dileen saraakiil Al-Shabaab ah xarumo muhiim ahna ay weerarada ku ekeeyeen.

 

 

 

HADABA HALKAAN KA DHAGEYSO WARARKII UGU DANBEEYAY DUQAYNTA DIYAARADAHA DAGAALKA KENYA EE GOBALKA JUBADA DHEXE.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com