DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- AQoonyahan C/kariin” Xasan Sheekh iyo Cabdiwali Sheekh Ma heshiin karaan ee hakala tagaan”

0

Mid ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdikariin cabdulle oo lahadlay ALLGALGADUUD ayaa  sheegay in haatan ay u muuqato in xalada siyaasadeed ee dalka ay gaartay heer aad u xun oo aysan isla shaqayn karin labada masuul ee dalka ugu saraysa.

Cabdikariin Cabdulle ayaa hoosta ka xariiqay inay muhiim tahay in labadaan masuul midkood uu meesha baneeyo maadaama aysan suurta gal ahayn inay sii wada shaqeeyaan.

 

 

 

HALKAAN KA DHAGEYSO.


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com