DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Siyaasiga Dr. Cabdi Shire Warsame oo ka hadlay shirka Garbahaareey iyo arimo kale oo muhiim ah

0

Garbahaarey, AGGM: Siyaasiga Dr. Cabdi Shire Warsame oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta ALLGALGADUUD ayaa wuxuu ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka midyihiin shirka Garbahaareey iyo waliba arimo kale.

Wuxuu sheegay Cabdi Shire Warsame in haatan meel wanaagsan uu marayo diyaar garowga furitaanka shirka MIDNIMO TWO ee lagu balansanyahay inuu ka furmo magaaladaasi Garbahaareey.

 

 

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGAAN OO XIISO BADAN.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com