Dhageyso: Wariyeyaasha Ka Howlgala Magaalada Caabudwaaq Oo Cambaareeyay Dilka Wariye Cabdirisaaq Silver.

0

Caabudwaaq, AGGM: Iyadoo dabley hubeysan aay dil toogosho ku dileen allaah ha unaxariiste Cabdirisaaq Silver Cali ayaa waxa soo badanaya
wariyeshaasha tacsida u diraya marxuumka.

Wariyeyaasha magaalada Caabudwaaq ayaa tacsi u direy Cabdirisaaq silver cali oo lagu aasay magaalada galkacyo ee xarunta gobalka mudug.

Suxufiyiinta magaalada Caabudwaaq ayaa dhankooda waxa aay illaah ka baryeen in uu allaah janatul fardowso ka waraabiyo samir iyo imaana ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuuka iyo sidoo kale dhamaan dadka soomaaliyeed meelkasto oo aay joogan iyaga oo ku tilmaamay in aay tahay geeri naxdin ah waana wax mar walbe lala bartilmaameedsado wariyeyaasha soomaaliya.

waaq waaq1 waaq2 waaq4

Wariye Sharmaake Cabdi Khaliif
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com