DHAGEYSO+SAWIRRO: Xildhibaan Maxamuud Cali Magan “Wax Mooshin Ah Oo La Qaybiyay Majiro”.

0

Muqdisho, AGGM:Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah xildhibaanada ayaa Warbaahinta gudaha dalka u sheegey in aysan jirin wax mooshin oo la qeybiyey.

“Waa in marka hore la furaa shirka, aayado Qur’aan ah la akhriyaa, kadib ayaa mooshinka la qeybiyaa, intaasina ma aysan dhicin” ayuu yiri.

Wuxuu qirey in ay jiraan waraaqo ay qeybiyeen xildhibaano kale.

Mar wax laga weeydiiyey waxa kasoo bixi kara kulanka baarlamaanka, ayaa waxa uu sheegey in aysan jirin wax kasoo bixi kara in aysan jirin.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

baar baar1 baar2

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com