Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Maxamed Cali Magan Dheere.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19/11/2014 ku geriiyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Cali Magan Dheere.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Cali Magan Dheere, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Cali Magan Dheere Iyo Reer Cali Kulan, gaar ahaana Xaaskiisa Basra Cali Kulan Iyo Caruurti Marxuumka Cabdifataax Maxamed Cali, Asad Maxamed Cali Iyo Faaisa Maxamed Cali, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Cali Magan Dheere, waxaan kale oo aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Maxamed Cali Magan Dheere Janadi Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Sidoo Kale Waxaa Dhambaal Tacsiyeed Oo Gaara Diraya:

1- Muuse Cali Madoow

2- Cabdulqaadir Cali Bucul

3 Axmed Cabdille Gurey

4 Aden Jaamac Ololaa

5 Saacid Cabdullaahi Aden Dhooys

6- Ibraahim Cumar Sanweyne

7- Nuur Cabdulqaadir Ugaas

8- Xinbil Yuusuf Aden Dhagaweyne

9- Cabdi Xasan Nuur

10- Cabdixakiin Farax Garaad

11- Yaasiin Hoowtar Jiifaa

12- Maxamed Xaashi Dalab

13- Axmed Cumar Sanweeyne

14- Cabdirsaaq Cigaal Faarax

15- Jamaal Cigaal Faarax

16- Cawil Bashiir Goobo

17- Saciido Xaashi Dalab

18- Cudbi Axmed Xaashi

19- Layla Dhooyo

20- Hodan Xasan Nuur

21- Nuuro Cali Shirdoon

22- Ayaan Shire Caato

23- Ruqiyo Muuse Jamac

24- Xabiibo Xuseen Gorod

25-Xaawo Xaashi Cali Magan Dheere

maxamed cali

Isha Ku Hay Allglgaduud Media
allgalgaduud@gmil.com