GO’AAN CAD DHAGEYSO:- Xasan Shire Maxamuud “Kama tanaa sulayno maamulka Lixda Gobal, waxaana la hadlaynaa Axmed Madoobe”

0

 Baydhabo, AGGM: Gudoomiyaha odoyaasha guurtida ee goblada Bay iyo Bakool ayaa sheegay in aanan laga tanaa sulayn maamulka lixda gobal.

Xasan Shire ayaa ku dheeraaday inaysan macquul ahayn kala jarida lixda gobal ee koofur galbeed ee Soomaaliya.

 

 

 

HALKAAN KA DHAGEYSO.

 


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com