MUHIIM DHAGEYSO:-Dowlada Soomaaliya oo qorshe muhiim ah oo la soo dhoweeyo u samaynaysa ciidanka qaranka

0

Dowlada Soomaaliya ayaa bilaabaysa qorshe ah in leesku dhafo ciidamada Soomaaliyeed ee jooga deegaan kasta ee Soomaaliyeed si lo helo ciidan qaran.

Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan ayaa sheegay in qorshaasi uu haatan socdo meel wanaagsana uu marayo.

“dhowaan waxaan tagnay kismaayo aniga iyo wasiiro kale arimahaas ayaana kala soo hadalnay maamulka KMG ah ee Juba” sidaasi waxaa yiri wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya.

 

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com