Tacsi:Qaar kamid ah waxgaradka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Cumar Xaaji Masale

0

INNAA LILAAH WA INNAA ELEYHI RAAJACUUN!!  Tacsi tiiraanyo leh,Waxaa maalintii Isniinta ahayd ee ina dhaaftey oo ku beegan 24.11.2014 magaalada Leicester ee waddankaan Ingiriiska ku geeriyoodey marxuum Gen. Cumar Xaaji Masale, kaasoo bilihii ina dhaafey ku xanuunsanaa, isla magaaaladaas Leicester.

Hadaba geeridaas naxdinta leh ee ku timid marxuumka, ayaa iyagoo aad oga tiiraanyeysan, waxaa ka tacsiyeynaya, qaarkamid ah waxgaradka Jaaliyadda soomaaliyeed ee magaalada Birmingham.

Waxaa waxgaradka tacsida diraya ay marxuumka eebbe oga baryayaan inuu Janadii Fordawsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, ehaladii iyo qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan waafi ah inuu Eebbe kasiiyo. Aammiin! Aammiin!

Waxaanna Jaaliyadda tacsida dirayo ay magacyadoodu kala yihiin:-

1). Maxamed Daahir Xirsi Dhudi

2). Xasan Cali Bucul

3). Axmed Warsame Cabdulle (Biixi)

4). Maxamed Cumar Cilmi (Dhegaweyne)

5). Maxamed Xasan Cilmi ( Sayid)

6). Sheekh Xasan Maxamed Xeyle

7). Cabdishiid Xasan Nuur Gaashaan

8). Maxamed Cabdullaahi Lugyar

9). Cali Sheekh Aadan Shire Fareey

10). Cabdullaahi Muuse Tareey

11). Cabdaraxmaan Xuseen Odawaa

12). Cabdi-khadar Cumar Cilmi

13). Maxamed Xuseen Xirsi

14). Maxamuud Xirsi Aadan

15). Guhaad Cali Gurxan Jucfe

16). Cabdirsaaq Maxamed Aadan ( Canjeex)

17). Maxamed Ibraahim Xoosh

18). Cabdullaahi Gaarane Cabdullaahi

19). Maxamed Warsame Gaalshire

20). Maxamed Muxumed Aadan

21). Cali Cabdul Isxaaq

22). Maxamed Maxamuud Jana-gale

23). Cumar Diiriye Cigaal

24). Cumar Nuur Shire

Daahir. F. Afdheere

Email. Owsame1@yahoo.com

Birmingham, United Kingdom

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com