Qadiijo Diiriye oo ku baaqday in haweenka lasiiyo doorkooda

0

Wasiirka habeenka iy Xaquuqul insanka ee Soomaaliya Qadijo max.ed diiriye oo kahadleysay kulan loga hadlayay kalainta haweenka ay kuyeelan karaan siyaada dalka ayaa ugu baaqday madaxda dowlada Soomaaliya in ay haweenka siiyaan doorka ay kuleeyihin siyaasada iyo hormarka dalka Wasiir Qadiijo waxa ay sheegtay in iminka ay banaan yihiin doorka haweenka sidaasi daraadeedna haweenka looga baahana yahay in ay ka faaiideystaan fursadaasi oo ay ku biiraan siyaasada.

Madaxda dowlada ayey u jeedisay in lala shaqeeyo haweenka oo kaalintooda lasiiyo.

Hadalkan ayey ka jeedisay kulan looga hadlayey doorka haweenku ay ku yeelan karaan siyaasada iyo hprumarka oo Muqdisho lagu qabtay.