Tacsi: Jaaliyada Beesha Sade Ee Dalka Denmark Oo Ka Tacsiyeenaya Geerida Wasiirki Hore Ee Gaashaandhiga Soomaaliya Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale….

0

Jaaliyada Beesha Sade ee dalka Denmark ayaa waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaana qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Wasiirki Hore Ee Gaanshaandhiga ee Dowladdi Dhexe Ee Soomaaliya Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale oo galabta ku geeriyooday magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska.

Anaga oo ka tiiraanyoonayna geeridaa naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale, “Geeridu waa xaq, waxaana eebe uga baryaynaa in Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale uu Alle janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo, qoyskii, ehellada iyo Ummada Soomaaliyeed ee uu ka tagayna, samir iyo iimaan uu eebe ka siiyo”

Allaha u naxariistee Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale ayaa horey waxa uu xilal kala duwan uga soo qabtay Dowladdi dhexe ee Soomaaliya waxuuna noqday Wasiirka Gaashaandhiga, waxuuna waxbadan u qabtay Ummada Soomaaliyeed sidoo kale waxa uu sumcad weyn ku dhex lahaa Saraakiisha Sare ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.

Dr. Axmed Faarax Ducaale

1. G/Sare Cabdi Cali Nuur
2. G/Sare Maxamad Aadan Dhoore
3. Nuur Cabdiqaadir Ugaas
4. Axmad Maxamad Cismaan
5. Ibraahim Salaad
6. Jaamac Shire Cigaal
7. Cali Saddexle
8. Cabdi Maxamuud Xirsi
9. Maxamad Aadan Carab
10. G/Sare Maxamuud Cilmi Rooble
11. Muusse Cali Madaw
12. Said Isaxaaq Warfaa
13. Daahir Cismaan Kaynaan
14. C/llahi C/qaadir Cigaal
15. Xassan Hiire
16. Baashi Aden Diini
17. Jamaal Cabdi Dhoorre
18. Xusseen Xassan Muuse
19. Cabdi Xassan Nuur
20. Cabdi Aadan Ashkir
21. C/wahaab Xusseen Gudinle
22. Aadan Jaamac Ololaa
23. Cabdi Axmad Carab
24. C/casiis Xassan Dafar
25. Maxamuud Aadan Carab
26. C/salaan Maxamad Ashkir
27. Muqtaar Carab Maxamuud
28. Axmad Shire Cigaal
29. Cabdi Xassan Nuur
30. Saciid Cismaan Nuur
31. Mahad Caanogeel
32. C/qaadir C/salaan Cumar
33. Cali Diini Maxamed
34 Maxamed Xaashi Dalab

35. Xabiibo Cali Gurxan
36. Nasro SH. Faarax
37. Saciido Xaashi Dalab
38. Xaawo Maxamad Shire
39. Deeqo Cali Caynab
40. Cureeji Maxamad Muqtaar
41. Foos Xussen Diirshe
42. Nuuro Cali Shirdoon
43. Xaawo Keyf Cabdikarin Muse
44. Cudbi Axmad Xaashi
45. Layla Dhooyo

Iyo Dhamaan Intaan Magacyadooda La Xusin.

Jaaliyada Beesha Sade Ee Denmark
Copenhagen, Denmark.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com