Tacsi: Saraakiil Sare,Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Oo Ka Tacsiyeenaya Geerida Wasiirki Hore Ee Gaashaandhiga Soomaaliya Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale….

0

Saraakiil Sare,Siyaasiyiin Iyo Waxgarad ayaa waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaana qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Wasiirki Hore Ee Gaanshaandhiga ee Dowladdi Dhexe Ee Soomaaliya Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale oo galabta ku geeriyooday magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska.

Anaga oo ka tiiraanyoonayna geeridaa naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale, “Geeridu waa xaq, waxaana eebe uga baryaynaa in Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale uu Alle janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo, qoyskii, ehellada iyo Ummada Soomaaliyeed ee uu ka tagayna, samir iyo iimaan uu eebe ka siiyo”

Allaha u naxariistee Marxuum Gen. Cumar Xaaji Maxamed Masale ayaa horey waxa uu xilal kala duwan uga soo qabtay Dowladdi dhexe ee Soomaaliya waxuuna noqday Wasiirka Gaashaandhiga, waxuuna waxbadan u qabtay Ummada Soomaaliyeed sidoo kale waxa uu sumcad weyn ku dhex lahaa Saraakiisha Sare ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.

Waxaa Diraya Tacsidan:

Gen. Cabdinaasir Xaaji Xaashi

Col. Yuusuf Cali Siyaad Taaxog

Col. Cabdulqaadir Cilmi Cumar

Col. Careed Karatooy

Col. Hoori Cali Gureey

Col. Cabdulaahi Sheekh Cali Diini

Col. Cabdi Muuse Mire

Axmaar Xaaji Xaashi

Khaliif Ashkir Diini

Cabdulqaadir Baardheere

Cabdulaahi Jimcaale

Cabdinuur Shidane

Cabdimaalik Xasan Xaad

Madaxeey Cali Faratol

Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa

Cali Cabdul Isxaaq

Faarax Diiriye Awal

Badal Faarax Ducaale

Axmed Cilmi Goonjeex

Cabdulqaadir Kurlibaax

Ina aadan xoore

Warfaa Cabdinuur xaaji

Duraan Maxamed Samatar

Saacid Cali Daahir

Garaad Cali Nuur

Saciid Maxamed Mire

Iraad Boordage

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com