TOP DHAGEYSO:- Maxaa kala socotaa khilaafka madaxda dowlada inuu saamayn ku yeeshay maamul u samaynta gobalada dhexe

0

Gaalkacyo, AGGM: Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug sidoo kalana ah musharax u taagan xilka madaxweynenimo ee maamulka gobalada dhexe Cabdisamad Nuur Guuleed ayaa walaaf ka muujiyay qilaafka u dhaxeeya madaxda dowlada.

 

Wuxuu sheegay in qilaafkaan uu saamayn wayn ku yeelan karo maamul u samaynta gobalada dhexe, ay dhici karto inay dib u dhacaan shirar badan oo lagu balansanaa inay qabsoomaan.

 

 

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA MUSHARAXA.


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com