TOP DHAGEYSO:- Xildhibaan Cabdi Bare “Xildhibaanada Mooshinka Wada xilal wasiiro ayaa loo balan qaaday”

0

Xildhibaan Cabdi Bare oo ka mid ah xildhibaanada ka soo hor jeeda mooshinka ayaa xubnaha baarlamaanka wuxuu kula dar daarmay inay ilaaliyaan dareenka umada Soomaaliyeed ee ah in aanan dalka qal qal lagalin.

Wuxuu sheegay xildhibaanadaan in intooda badan loo bahanqaaday wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno inay helayaan taasina ay tahay mid aanan loo baahnayn.

Xildhibaan Cabdi Bare ayaa sheegay inuu rajaynayo inuusan mar danbe baarlamaanka ku soo laaban mooshinkaan ka dhanka ah xukuumada.

 

 

 

 

HALKAAN KA DHAGEYSO.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com