TOP NEWS DHAGEYSO:- Beesha Sade Kuma Qanacsana maamulka gobalada dhexe Shir ayaana ka furmaya Caabudwaaq

0

Aadan Cabdi Nuur Galaal oo ah gudoomiyaha deegaanka Nabad ee gobalka Galgaduud sidoo kalana ka mid ah odoyaasha beesha Sade oo warbaahinta kula hadlay caabuqwaaq ayaa wuxuu sheegay in beesha ay diyaar u tahay inay tashato.

 

Aadan Cabdi Nuur Galaal ayaa sheegay in dowlada ay ku guul dareesatay in qaab cadaalad ah looga wadahadlo dhismaha maamulka loo samaynayo gobalada dhexe ee dalka.

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO GO’AANKA BEESHA SADE.

 


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com