TOP NEWS DHAGEYSO:- Dagaal xoogan oo ka socda gobalka Galgaduud iyo Khasaaro badan oo ka dhashay

0

Dagaal xoogan ayaa wuxuu ka socdaa deegaanka warshubo oo hoostaga degmada xarar dheere ee gobalka Galgaduud.

Dagaalkaan ayaa wuxuu u dhaxeeyaa maleeshiyaad dadka deegaanka ah sida ay sheegayso wariye Nafisa Xesi oo ku sugan magalada Dhuusamareeb.

 

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com