TOP NEWS DHAGEYSO:- Xildhibaanada Mooshinka Diidan oo kulan la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya. // Heshiis is afgarad ah ayaa jira…..

0

Muqdisho, AGGM: Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka ka dhanka ah xukuumada Soomaaliya ayaa waxay kulan la yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya waxayna ka wada hadleen arimo dhowr ah oo ay ka mitahay xaalada siyaasadeed ee dalka.

Xildhibaan Maxamed C/laahi Xasan iyo Xildhibaan Cabdi Bare oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in madaxweynaha ay isku afgarteen in mooshinka oo dhan meel leeska dhiga oo wax walba wada hadal lagu dhameeyo.

 

 

 

HALKAAN KA DHAGEYSO SHIRKA JARAA”ID EE XILDHIBAANADAAN.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com