Top News: Dowladda Mareykanka oo ka digtay weeraro Al Shabaab ka geysataan Dalka Jabuuti…

0

Muqdisho, AGGM: Wasaarada arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda ku sugan Jabuuti uga digtay dalka Jabuuti in ay Qatar uga imaato Al-Shabaab iyadoo amartay Muwaadiniinta u dhashay inay aad isku ilalaiyaan.

Wasaarada ayaa sheegtay inay heleyso macluumaad isdabajoog ah oo qeexayay in dadka mareykanka ah ay wajihi doontaan Weerarao Argagaxisanimo.

“Waxaan ogaanay in Aragagaxisado ay fulin rabaan Weerarao ay ku bartilmaameedsnayanaa danaha reer galbeedka iyo Mareykanka sidaa darteedna Dowladda jabuuti haka feejignaato arintaasi”

Wali Dowladda Jabuui war kamasoo saarin digniintan cusub ee mareykanka uu kasoo saaray weerarao Al-Shababa ay ka geystaan dalkaasi iyagoo beegsanaya Muwaadiniinta mareykanka ah.

24-kii may ee sanadkan xili Habeen ah Labo Qarax oo ismiidaamin ah ayaa ka dhacay Hotel ku yaala caasimadda Jabuuti waxaana sheegtay masuuliyada qaraxyadaasi Xarakada xagjirka ah ee Al-Shababab ee Somaaliya ka dagaalanta.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com