Top News+Akhriso: Go’aan Ka Koo Baxay Gudoonka Golaha Shacabka Iyo Mooshinkii Xaaraanta Ahaa Oo Fashilmay…

0

Muqdisho, AGGM:Qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa waxaa War looga soo saaray Arrinta Mooshinka Ee Baarlamanka maanta loo qeybiyay.

Gudoomiye Jawaari ayaa Amray in Mooshinka aan mar danbe Baarlamaanka la horkeeni doonin tan iyo inta laga Xalinayo Khilaafka Baarlamanka u dhaxeeya iyo Xaalada ka jirta Dalka.

baarla

baarla1

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com