Top News:Xildhibaano Wada Mooshin Kale Oo Ka Dhana Madaxweyne Xasan Sheekh…

0

Muqdisho, AGGM:Sida ay Sheegayaan Warar laga helay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xildhibaanada taageersan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaa ay wadaan Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Xildhibaanada ayaa sheegay in Mooshinka ay u Cuskanayan Madaxweynaha oo Soo faragaliyay Xildhibaanada iyo Khilaafka kala dhexeeya Ra’iisul Wasaaraha.

Wararka ayaa sheegaya in Xildhibanada kulanka ugu horeeya ee Maalinta Isniinta ay Baarlamanku yeelanayaan ay Mooshinkaasi geenayaan,waxaana Arrintu u muuqataa mid ah Qori qori kutaa,madaama Mooshinkii Ra’iisul wasaaraha laka geenay aan wali Baarlamaanka loo qeybin oo uu Muran dhaliyay.

Isku soo wada duuboo waxaan la ogeyn in Mooshinkan Maalinta Isniinta Ah uu aqbali dooni qabashadiisa Gudoomiyaha Baarlamaanka, maadamaa uu horey u shaaciyay in Maalinta isiniinta ah laga doodayo Mooshinki horey looga keenay Xukuumada R/wasaare Cabdiwali Sheekh…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com