WAR CULUS DHAGEYSO:- Xildhibaan Cismaan Xaaji “Jawaari Fur Baarlamaanka si xukuumada loo rido AXADA”

0

Muqdisho, AGGM: Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaarkood waxay baaq u direen gudoonka baarlamaanka ayaga oo ugu baaqay in la furo kulamada baarlamaanka si loola doodo mooshinka ka dhanka ah xukuumada.

 

Xildhibaanadaan oo uu u hadlay xildhibaan Cismaan Xaaji ayaa waxay sheegeen in muhiim ay tahay in la soo afjaro qilaafka ragaadiyay howlaga dowlada federaalka Soomaaliya.

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA XILDHIBAANKAAN.


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com