WAR DEG DEG AH:- Dagaal xoogan oo ka dhacay duleedka Kismaayo

0

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay bduleedka magaaladaasi.

Dagaalkaan ayaa wuxuu u dhaxeeyaa labada maleeshiyo ee Raaskambooni iyo waliba Al-Shabaab.

Wali lama oga qasaaraha dhabta ah.

Waxii Ka Soo Kordha Warkaan Kala Soco Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com