War Deg Deg Ah: Gudoomiye Jawaari Oo Iminka U Yeeray Bahda Saxaafada….

0

Muqdisho, AGGM: Wararka iminka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu u yeertay bahda saxaafadda ka dib markii maanta uu isaga soo cararay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kadib markuu fashilmay Mooshinkii Xilka ka dhanka ahaa Xukuumada uu hohaamiyo R/Wasare Cabdiwali Sheekh Axmed.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in gudoomiyaha uu ka hadli doono arinta ku saabsan buuqii maanta ka dhacay baarlamaanka, waxaana sidoo kale laga yaabaa in uu shaaciyo mooshinka in sidaasi lagu qeybiyay.

Waxii Kasoo kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com