XOG MUHIIM AH DHAGEYSO:- Halkay marayaan wadahadalada XASAN SHEEKH iyo CABDIWALI SHEEK..? Muxuusa yahay Doorka SHARIIF XASAN…

0

Waxaa jira wali kulamo iyo shirar gaar gaar ah oo ka socda madaxtooyada Soomaaliya oo u dhaxeeya madaxweynaha iyo R/wasaaraha Soomaaliya kuwaasi oo shalay si rasmi ah u soo bilowday.

Wararka ayaa sheegaya in wadahadalada ay taahan marayaan meel wanaagsan, iyadoo uu gar wadeen ka yahay kuna dhexjiro siyaasiga Shariif Xasan Sheekh Aadan oo haadan noqday madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed.

 

 

HALKAAN KA DHAGEYSO WARARKII UGU DANBEEYAY EE WADA HADALADA.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com