Akhriso+Cadeyn: Qaabka Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Ay Isugu Magcaabeen Xilal Aan Jirin Oo Aysan Aqoonsaneen Dadka Daga Gobolada Jubbooyinka…

0

Waxaa halkaan idiinku soo bandhigeynaa qaabka maleeshiyo Beleedka Raaskambooni ay isugu magacaabeen xilal aan jirin oo aysan aqoonsaneen dadka Deegaanka Jubbooyinka.

Gobolada Jubbooyinka ayaa waxa ay ka kooban yihiin dhoowr iyo toban degmo oo kala ah sidan.

Gobolka Gedo:1- Garbahaarey 2- Baardheere 3- Buurdhuubo 4- Ceel Waaq 5-Balad Xaawo 6- Luuq 7- Doolow 8-Ceel Cade

Gobolka Jubbada Dhexe: 1- Bu’aale 2-Jilib 3-Dujuuma 4- Saakow

Gobolka Jubbada Hoose: 1- Kismaayo 2- Badhaadhe 3- Afmadow 4- Jamaame 5- Xagar

Halkaan Hoose ka akhriso qaabka Maleeshiyada Raaskambooni ay isugu Magacaabeen Xilalka aan jirin Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan.

kis

kism

Beesha Sade waxa ay gobolada Jubbooyinka ka dagtaa 8 degmo oo iyaga gaar u ah iyo Kismaayo iyo Bu’ale oo ay wax ka dagaan, taas oo jirta  ayaa haddana shaqsiyaad u dhashay beesha Sade waxa ay ku qanceen cad quureedka intas le’eg ee raqiiska ah, maxay bulshada u sheegayaan? caalamkase malagu arkay Minority doonaysa inay xukumaan Majority?

Sidoo kale Markaad akhrisatay qaabka ay xilalka u qeybsadeen Maleeshiyada Raaskambooni miyey ku saleysan tahay awood qeysbi dhab ah mase doonayaan in nabad lagu wada noolaado?