DAAWO VIDEO:- Guddoomiyaha beelaha Hawiye oo dalbaday sanadii 2010 in R/W Cumar Abdirashiid laga musaafuriyo Muqdisho

0

R/W cusub ee Soomaaliya Cumar Abdirashiid Ali Sharmaarke ayaa markii ay khilaaf soo kala dhex galeen isaga iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Ahmed ayaa waxaa sidoo kale arrintaasi si weyn uga hadlay odayaasha dhaqanka beelaha HAWIYE.

Ciise Ahmed Dalabeey ayaa waxaa uu sanadkii 2010 ka dalbaday beelaha Daarood inay ka ka xeystaan R/W Cumar Abdirashiid oo ay Muqdisho u dhaafiyaan dhulka kale ee Daarood, isagoona sheegay inuu wado danta Beesha Majeerteen una jooga Muqdisho.

Hadalka Guddoomiyaha beelaha Hawiye Ciise Ahmed Dalabeey oo hadda jooga Muqdisho xilli mar kale Cumar Abdirashiid loo magacaabay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.