Dhageyso: Culumo Soomaali Ah “Cumar Cabdirashiid Ma,ahan Nin Tayo Leh,Waana Ninkii Baddi Soomaaliya Kenya Ka Gatay”.

0

Culumo uu ka mid yahay Sheekh Nuur Baaruud oo si xun u dhaleecayay Ra’isulwasaaraha Cusub ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharma’arke.

Waxay sheegeen inuu ahaa Shaqsi Xiligii uu dalka soo maray aan waxba Qabanin, Sidoo kalana Muran geliyey oo Iibsaday Qayb kamid ah Badda Soomaaliya.

Culimadan ayaa sidoo kale waxay eedaynta Cumar Sii Raaciyeen  “Aabahiis ayaa tuug ahaa” Waa Sida uu hadalka u dhigay.

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso