Dhageyso: Gen. Maxamed Nuur Galaal Oo Ka Hadlay Dagaaladi Ka Dhacay Dhuusamareeb Iyo Maamulo Beeleedyada Gobolada Dalka…

0

Kadib dagaaladi ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa isagoo u waramaya idaacada BBC ka warbixiyay Gen. Maxamed Nuur Galaal oo kamid ahaa saraakiishi hore oo ciidamadii dalka Somaliya.

Gen. Galaal aya waxa uu sheegay in aan loo baahnayn dagaalo inay iminka ka dhacaan gobolka Galguduud iyo in sidoo kale loo baahan yahay in nabadda laga wada shaqeeyo.

Dhinaca kale Gen. Galaal ayaa waxa uu si aad ah u dhaliilay Maamul u sameynta gobolada dhexe, waxa uuna ku tilmaamay ku dalka u horseedaya bur bur, qabyaalad iyo dagaalo sokeeye.

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso