Dhageyso: Go’aanki Lagu Sugayay Ammaanka Ee Uu Saxiixay Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Muran Badan Dhaliyay.

0

Kadib go’aan kasoo baxay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu ahaa sidii loo sugi lahaa amaanka Dalkaas oo nabad gelyo xumo muddooyinkii lasoo dhaafay ka jirtay.

Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidanka Sirdoonka awood loo siiyey dhalashada ay kala noqon karaan qofka looga shakiyo Argagaxisanimo.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya ayaa ku kala aragti duwanaaday Go’aanka uu qaatay ama meel marinta Sharcigaasi waxaana qodobada Madaxweyne Kenyatta ka mid ah in qofka xabsiga lagu heyn karo 24 saac ka badan.

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso.