Dhageyso: Gudoomiyaha Shabeelaha Hoose oo ka hadlay waxyaabaha keenay soo laalaabashada dagaal beeleedyada ka dhaca gobolka

0

C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo lahadlay warbaahinta ayaa kahadlay waxyaabaha kalifa in ay soo laab laabtaan dagaal beeleedyada gobolkaasi kadhaca.

gudoomiyaha ayaa ku sababeeyey arintaasi in dadku si qaldan ay u fahmeen nidaamka federaalka sida uu tilmaamay.