Dhageyso: Gudoomiyaha Xibiga ucid ee Somaliland oo Sheegay in Lala Midoobe Somaliland Ay Ka Horeyso in La Mideeyo Maamulada Ka Jira Gobolada koonfureed

0

Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha xisbiga UCID ee Soomaaliland ayaa tilmaamay in midnimada Soomaaliya iyo Soomaaliland ay ka horeyso in la mideeyo maamulada kala duwan ee dalka kajira.