Dhageyso: Maamulka Gobolka Gal-gaduud oo Sheegay in Amisom Ay Kala Kaa shanayaan Sugidda Amaanka Gobolkaasi

0

Xuseen Cali Weheliye Cirfo gudoomiyaha gobolka Galgaduud ee dowlada Soomaaliya ayaa kahadlay xaalada Amaan ee gobolka gaar ahaana meelihii lagu dagaalamay.

gudoomiyaha ayaa u jeediyey garabkii magaalada laga saaray in dib ay ugu soo laabtaan si loo wada hadlo.