Dhageyso: Maamulka Shabeelaha Dhexe oo amaro kusoo rogay shacabka ku dhaqan degmada Jowhar

0

Gudoomiye ku xigeenka dhinmaca Amniga ee maamulka gobolka Shabelaha dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa amaro dul dhigay dadka kunool magaalada Jowhar ee xarunta Sh/dhexe.

gudoomiyaha ayaa sheegay in loo baaahan yahay in guri walba oo Jowhar kuyaala lagu hor xiro Leyr taas oo qeyb ka qaadaneysa sugida amaanka Jowhar.