Dhageyso: Madaxweynaha Puntland oo Sheegay in Ra’iisalwasaraha Magacaaban ee Somalia uu Ku guulaysankaro isbadalka Ay u baahan tahay Somalia

0

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Cali Gaas oo warbaahinta lahadlaya ayaa rajo wanaagsan kamuujiyey waxqabadka raiisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Gaas waxa uu tilmaamay in raiisul wasaare Sharmaarke uu yahay shaqsi karti leh oo meel sare gaarsiin kara dowladnimada Soomaaliya, gaar ahaana hiigsiga cusub ee Soomaaliya.