Dhageyso: Madaxweynaha Somalia oo Raja Wanaagsan Ka Muujiyay in sanada Cusub Lagu Guulaysto Mideenta Somaliland iyo koonfurta Somalia

0

Iyadoo dalka Jabuuti ay ku shireen madaxda dowlada Soomaaliya iyo maamulka Soomaliland ayaa madxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheakh Maxamuud waxa uu rajo wanaagsan ka muujiyey wada hadalada labada dhinac.

madaxweynaha ayaa tilmaamay in  rajada dowlada ay tahay in sanada 2015 lagu guuleyso wada hadalada islamarkaana Soomaaliland iyo Soomaaliya la mideeyo.