Dhageyso: Madaxweynaha Soomaaliya oo askarta dowlada kula dardaarmay inay marka hore ka fakaraan amnigooda

0

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya mudane Xasan Sheakh Maxamuud oo kahadlay goob tababar loogu soo xiray ciidamo katirsan dowlada ayaa sheegay in muhiim ay tahay in ciidanka dowlada ay difaacaan naftooda kahor inta aaney ilaalin amniga Shacabka.