DHAGEYSO:-Madaxweyne Xasan oo ka hadlay waxyaabaha looga fadhiyo R/wasaaraha cusub

0

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in haatan xukuumada laga sugaayo wax yaabo aad u badan inay qabo.

wuxuu sheegay in xukuumada uu hogaamiyo Cumar Cabdirashiid aah loogu baahanyahay inay ka shaqayso amaanka iyo isku dhafka ciidan Soomaaliyeed oo tayo leh.