Dhageyso: Shacabka Muqdisho Maxay Ku Xasuustaan Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake…

0

Waxaa xaqiiqo ah oo aan marnaba indhaha laga daboolan karin kaligii Talisnimada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee uu ku tagri falayo talada dalka isagoo aan kala tashanayn cida uu u magacaabayo R/wasaaraha qeybaha Bulshada Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa lagu wadaa inuu dhawaan ku dhawaaqo R/wsaaraha Cusub ee qabanaya xilkaas,  sida wararka lagu sheegayna waxaa xilkaas lagu wadaa in uu qabanayo R/wasaarihi Hore ee Xukuumadi KMG ahaa Dr.Cumar Cabdirashiid Cali…

Maxaa lagu xasuustaa xiligii R/wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke?

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…