Dhageyso: Taliyeyaasha ciidamada dhaca u geysta shacabka ku safra gobolka Shbaleha hoose oo digniin adag loo diray.

0

Gudoomiyaha Maxkamada Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya Gaashaanle Xasan Cali Shuute oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in askarigii dhac u geysta dadka shacabka ah ee baxsada lagula xisaabtamayo taliyeyaasha ciidamada dowlada ee askartaasi xukuma.

waxa uu sheegay in ciqaab adag la marin doono cid walba oo ku xad gudubta dadka oo la xukumi doono.

 

 

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso..