Dhageyso: Xasan Sheekh Iyo Axmed Maxamed Siilaanyo Oo Kulmay Iyo Shir Hadda Socda.

0

Warar horudhac oo laga helayo shirka ka socda magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ee u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

 

 

 

 

 

 

Warkan Halkan Hoose Ka Dhageyso..

Waxii ka soo kordha Warkan kala soco Allgalgaduud Media.