Dhageyso: Xildhibaan kula taliyay ra’iisul wasaaraha cusub inuu soo magacaabo golo wasiiro oo tayo leh.

0

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq u diray raiisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke.

Xildhibaanku waxa uu  sheegay in raiisul wasaaraha looga baahan yahay inuu soo dhiso xukuumad tayo leh oo wax badan ka badali karta marxalada adag ee iminka lagu jiro.