Dhageyso:Gabar Shaqaale Ahayd Oo Si Xun Loo Jarjaray Jirkeeda Oo Lagu Arkay Muqdisho!

0

Gabadha ayaa inta Qoorta laga jaray waliba lagu dhax tuuray God Qashinka lagu shubo,halkaasi oo dadka Xaafada ay kasoo bixiyeen Meydka iyagoo ka Naxsan arinta dhacday.

Wararka qaar ayaa sheegaya in falkan ay ku keceen Qoys ay gabadha dhimatay ay Jaariyad u aheyd ,iyadoo usoo doonatay Lacag ay ku laheyd inkastoo aan warkaasi xaqiiqdiisa la heynin.

hadaba nin kamid ah dadka Xaafada Juungal oo Meydka Gabadha la Gowaracay dul tagay ayaa nala wadaagaya dhacdadaasi.

 

 

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbxin Kooban