Dhageyso:Shacabka Muqdisho Oo Ka Hadlay Magacaabista R/wasaare Cumar Cabdirashiid.

0

Shalay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud waxaa uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya u Magacaabay Cumar C/rashiid Cali Sharmaake,kaasi oo badalay Ra’iisul Wasaarihii Baarlamaanka ay kal soonida kala laabteen C/wali Sheekh Axmed Maxamed.

Hadaba Qaar kamid ah Dadka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa Shabakada Badweyn ay weydiisay Aragtidooda ku aadan Magacaabida Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya,iyadoona Siyaabo kala duwan ay uga hadleen.

Qaar ayaa qaba in Cumar C/rashiid uu yahay Shaqsigii Mudnaa Xilka Ra’iisu Wasaaraha oo Soomaaliya gaarsiin kara Hiigsiga 2016 ee ah in Doorasho Qof iyo Cod ah ay ka dhacdo Dalka,halka qaar kale ay qabaan in uusan waxba soo kor dhin karin Cumar C/rashiid Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya islamarkaana wax qabadkiisa horay loo soo arkay.

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso….