WAR DEG DEG AH Madaxweynaha Soomaaliya oo U magacaabay R/wasaaraha Cusub ee Dalka Cumar Suul Nuug…

0

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilka R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya wuxuu u magacaabay Cumar cabdirashiid Cali Sharmaarke (Cumar Suul Nuug)

Madaxweynaha ayaa aqriyay warqada magacaabista wuxuuna sheegay nin cumar uu yahay nin karti u leh xilkaan.

Madaxweyne Xasan ayaa yiri “Cumar Suul Nuug waxaan ku xushay karti iyo inuu yahay nin ka soo bixi kara howsha adag ee haatan taal, waxaana uu soo dhisi doonaa xukuumad lagu wada qanacsanyahay.

Warkan Waxii Ku Soo Kordha Kala Soco Allgalgaduud Media