Sawirro:Boqorka Beelaha Majeerteen Oo Kulan La Qaatay Jaaliyada Beesha Sade Ee Magaalada Gothenburg Ee Dalka Sweden.

0

Xafladaan oo ahayd mid si wayn loo soo agaasimay Isla markaana aay soo qaban qaabiyeen waxgaradka haweenka iyo dhalinyaradda Beesha Sadde Daarood ee dalka Sweden gaar ahaan magaaladda Göteborg ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Boqorka Beesha Majeerteen Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Waxaa hadalka Furay isla markaan soo dhaweeyey Boqorka Nabadoon Cabdixakiin Caaydiid Caliwaal,Generaal Cumar Jaamac Cali Jiir iyo Shiikh Maxamed Axmed oo ku hadlayay Magaca beesha ayaa si wayn usoo dhaweeyay boqorka ayaddoo halkaas laga wadda dhibaatooyinka ka dhex jira beesha Boqor Burhaaan iyo beesha Sade.

Sidoo kale haweenka Beesha Sadde ee ay hormuudka u ahaayeen Marwo Maryan Jiiroow iyo Marwo Xaliimo Xaaji Guuleed Fargayax bogaadiyey isla markaana boqorka kusoo dhaweeyey hadalo guubaabo ah oo quseeya siddii guud ahaan umadda Soomaliyeed loo midayn lahaa isla markaana labadaa beelood Siyaasiyan iyo Dhaqanba loo midayn lahaa,

Hadaba sidii ay u dhacday Xafladaas halkaan ka daawo Sawiraddiii laga soo qaaday.

0 16424_861856810501465_8913740192567599157_n 16427_861859120501234_6586842038740972061_n 16424_861856810501465_8913740192567599157_n 16427_861859120501234_6586842038740972061_n 1016899_861859023834577_1993465631790773188_n 1395149_861858313834648_4423155499365848950_n 1395380_861858027168010_6046455687769673169_n 1458710_861858380501308_1390826261223490344_n 1469942_861859227167890_6339900690729443798_n 1781877_861857580501388_134136365927512588_n 1798707_861858537167959_6904091429828514829_n 1901746_861859180501228_2921917402407305938_n 1924363_861857823834697_371495477142988806_n (1) 1924363_861857823834697_371495477142988806_n 10300244_861857137168099_5524036039750616752_n 10303790_861858697167943_8688193012573936616_n 10377537_861858403834639_4157672605402310871_n 10389122_861859770501169_3982349491579050084_n 10401408_861858817167931_1234527204670495528_n 10403634_861857473834732_8102693269904575505_n 10406910_861856997168113_8655122063429693858_n 10407770_861857233834756_8920431509850447455_n 10408557_861857423834737_3130738439322071778_n 10419414_861856960501450_5881620247971006580_n 10419414_861857930501353_7715206719263962025_n 10671479_861859587167854_3651421084892901084_n 10676247_861857540501392_7424801852871578755_n 10686771_861857000501446_2324515403763911399_n 10690042_861858533834626_7161321499904573595_n 10801773_861858150501331_4664774472825553265_n 10801955_861857207168092_5179970315016361727_n 10805572_861857827168030_6666040272401229592_n 10806356_861857620501384_1214894230280305211_n 10806365_861858373834642_1371193779592798853_n 10850100_861857043834775_1539001643931853244_n 10850295_861857437168069_6842709933980867894_n 10857807_861859153834564_1898681449822546286_n 10857930_861858450501301_9109677995465187852_n 10857949_861858443834635_9014235718126809259_n 10857954_861858960501250_4490260588802118825_n 10858350_861856913834788_6232172635579894256_n 10858380_861856847168128_7132137412342084633_n 10858614_861857020501444_3467075576640479081_n 10868071_861857937168019_6992865919841585439_n 10868195_861858260501320_2431829254362815262_n (1) 10868195_861858260501320_2431829254362815262_n 10881725_861857277168085_4457057779192077895_n 10882135_861856930501453_3102708717827744978_n IMG_1420 IMG_1450 IMG_1453 IMG_1454 IMG_1456 IMG_1458 IMG_1489 IMG_1490 IMG_1491

Dhuux Cumar Xuseen

Qurac29@hotmail.com